
Notes
Waa maxay?
Dhagayso qof Ingiriis ku hadlaya, kadib isku day inaad si buuxda u ekaysato codkiisa, xawaaraha, iyo dareenka uu muujinayo.
Tusaale: Daawo video gaaban sida TED Talk ama film clip, kadib ku celceli adigoo iska dhigaya adiga oo hadlaya sidaa.